Tacsi tiiraanyo leh oo loo diraayo wariye Liibaan Cali Faarax
Wariyayaasha Soomaaliyeed kusugan magalada Nayrobi iyo meelo kale oo adduunka ka mid ah waxey Tacsi Udirayaan Wariye liibaan Cali faarah oo aabihiis ku geeriyooday dalka Sacuudiga.
Jamal Ahmed Cismaan (Jaalle Jaahos)
C/raxman Xussen Furre Biritish
C/Rashiid Cabdi Ahmed Rashka
Ahmed Nuur Jantalmaan
Salax Cismaan Diriye S/ Soona
Liibaan Cabdi Warsame
ibraahim Gedoow Cawaalae
Ismaciil Xaaji Nuur Shaketi
Cumar Cabdi Xassan Cumar Caaqil
Tahliil Colaad Xassan
Liibaan Cali Maxamed
Fowsiyo Cumar Bare
Nimco Xasan Cabdi
Axmed Cali Shiiq
C/sataar Daahir Sabriye
Jabriil C/dulle Macalin Jabra
Max.ed Xaaji Xassan Abuukar
Max.ed Cismaan Xussen New York
Max.ed Cismaan Cumar Xabiib
Aweys Xaaji Max.ed (Aways Cade)
Maxamed C/llaahi aadan siidii
C/llaahi Maxamed Xuseen taajirow
Ibraahim Max.ed Aadan
C/llaahi Jaamac Cali Caddawe
Maxamed Cabdi afgooye
Ahmed shiiq Cali Kalaay
C/xakiin Cilmi Xassan
C/shakuur Cilmi Xassan
Xassan Shiiq Comar
Bile Gurxan
C/salaam Xasan Daa’uud
Aadan Xasan Maxamnuud
Sahro Maxamuud koronto
C/laahi Xasan Geedi Januune
Nasrudiin Caydiid Salaad
Mohamed Ali Abdi Royter
Axmed Cali sheikh Boorka
Xasan Muuse Cawaale iyo Xaaskiisa
C/qani Muuse Cawaale
Sahro Cali Maxamed
Xaliimo Xasan Maxamed
Luul Xasan Maxamed
Hoyo abshiro Yusuf ahmed
Dhamaan dadkani iyo Wariiyayaashani oo kala jooga Muqdisho Nairobi Holland waxay Tacsi u dirayaan Wariye liibaan Cali faarax oo aabihiis Cali faarax ku Geeriyooday Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan magaalada Jidah, waxayna leeyihiin samir iyo iimaan allaha kaa siiyo aabe asagana Janadiisii fardowso allaha ka Waraabiyo aamiin aamiin
Maamulka webka kashife.com waxey leyihiin ilah haka samir siyo Wariye Liibaan Cali faarax.
Kashife Online

