You Are Here: Home » Faallo » Kaftan Saxaafadeed dhab ah!!!!!

Kaftan Saxaafadeed dhab ah!!!!!

Kaftan Saxaafadeed dhab ah!!!!!

Sida ku cad magaca kor ku xusan waa kaftan Saxaafadeed ku saleysan xaqiiq laga dhex sameeyay marxaladihii kala duwanaa ay soo mareen wariyayaasha Soomaaliyeed gaar ahaan waqtiyadii adkaa ee la soo darsey taasoo ay xusid mudan tahay in wali ay jiraan dhibaatooyinka lagu hayo wariyayaasha iyo warbaahintaba.

Waxaa laga yaabaa in siyaabo kale duwan loo fasirto qormadaan laakiin ha ilaawina in aysan jirin ujeeda gaar ah oo laga leeyahay ama shaqsiyaad si gaar ah loogu waxyeelaynayo, waayo waa qeyb ka mid ah madadaalada maadaama Saxaafada ay ka kooban tahay Aqbaar, Aqoon iyo Madadaalo.

Waxaan inta badan diirada saareynaa Suxufiyiinta, kacdoonadii ku dhacay iyo magacyo raacay xiliyadaasi taasoo nagu dhalisay in Suxufiyiinta aan u kala qeybino seddex jiil oo kala danbeeyay watana magacyo kala duwan, Suxufikastna waxa uu halkaan ka garowsan karaa qeybta uu ka mid yahay isagoo ticraacaya waqtiga uu ku biiray Saxaafada.

Dhameystirka warbixintan iyo kuwa kale oo badan halkan guji

Source: Caasimada Online

 

 

 

 

62 Akhrisatay

Leave a Comment

Design by Mohamedia

© 2012 Kashife Online

fffffffffff
Scroll to top