Daawo Sawiro Dheeraad ah Dhacdadii Shalay London ka dhacday iyo Madaxda Ingiriiska oo Maanta kulan Deg Deg ah ka yeelaneysa dhacdaasi
Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in Kulan Deg deg ah yeeshaan guddiga amaanka Qaranka Ingiriiska si ay uga arinsadaan dhacdadii shalay lagu dilay Askari katirsan Ciidanka Milatariga Dalkaasi oo lagu dilay Magaalada London. Labo Nin oo la rumeesan yahay in ee Yihiin Muslimiin ayaa Midiyo iyo Faasas ay wateen waxa ee ku dileen Askari katirsan Milatariga Ingiriiska xili uu kasoo baxay Xero Ciidan oo kutaa ...
Read more ›
