You Are Here: Home » Cayaaraha

Mourinho oo qirey in uu ka tagayo Real Madrid, kana cawday garsooraha (Daawo)

Tababarha Real Madrid Jose Mourinho, ayaa sheegay in sanadka soo socde laga yaabo inuusan sii joogin naadiga Real Madrid, oo uu meelo kale ka day dayan doono. Mourinho, oo naadigiisa Real Madrid 2 iyo eber kaga adkaatay kooxda Borussia Dortmund ee reer Jarmal, ayaan haddana labadaasi gool ku filnaan Real si ay Finalaha ugu gudubto, markii labada lugood ee ay wada cayaareen labadan koox ay noqotey 3 iyo afar ...

Read more

Wiilasha kubbadda koleyga Soomaaliyeed oo SEMI FINAL u gudbay

Xulka kubadda Kolayga ee wiilasha Soomaaliya, ayaa caawa 98-80 kaga badiyay xulka Burundi kulankii labaad ee ka tirsanaa qeybta B ee tartanka isreeb-reebka koobka qaramada Africa ee kubadda Kolayga (Basket-Ball). Guusha Soomaaliya ee caawa ayaa ka dhigan in ay u gudbaan Semi Finalka kadib markii shalay ay 81-78 uga badiyeen Kenya. Semi finalka ayay Soomaaliya la ciyaari doonaan labada xul ee kasoo baxa qeyb ...

Read more

Kooxda Banadir SC oo dhisaneysa garoonka leh cows macmal ah

Masuuliyiin ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Banaadir Sports Club oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Soomaaliya, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay Masuuliyiin ka socotay shirkadda Greenfiels ee qaabilsan dhigidda Cowska aan dabiiciga aheyn garoomada kubadda cagta. Xoghayaha guud ee kooxda Banaadir SC, Abuukar Max’ed Sheekh, oo kulan dheer la qaatay Sophocles oo ahaa kabiirk ...

Read more

Aqriso sida ay kabtannada,oo uu ku jiro kabtanka Soomaaliya, tababarayaasha iyo suxufiyiintu ugu codeeyeen ciyaartoyga ugu wanaagsan adduunka

Aqriso sida ay kabtannada, tababarayaasha iyo suxufiyiintu ugu codeeyeen ciyaartoyga ugu wanaagsan adduunka. Qeybtan hoose ka aqriso warbixintan.   Kashife Online ...

Read more

Messi oo rikoor cusub dhigey kuna guuleystay laacibka ugu wanaagsan dunida

Xiddiga reer Argentine Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii afaraad ee isku xiga abaal marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan Aduunka ee FIFA Ballon d'Or, kadib markii munaasabad caawa ka dhacday magaalada Zurich lagaga dhawaaqay. Munaasabadan oo aheyd mid aad u ballaaran ayaa lagu bixiyay abaal marino, iyadoo lagu soo bandhigay 11-ciyaaryahan ee Kooxda Aduunka ugu wanaagsan oo ka kala yimaaday oo intooda ba ...

Read more

Leo Messi oo Wadne xanuun ku riday Laacibiinta loo yaqaan Weekiyada, Waa maxay sababta bal Akhri Cadeeynta

Ciyaaryahan Lionel Andres Messi wuxuu mudo sanad ah ku mashquulsanaa Jabinta Iskooro Caalami ah oo mudo aad u fog u yaalay Odayaal Laacibiin hore ahaan jiray balse Leo Messi ayaa markaan u soo jeestay Iskoor ama Isbaaro Caalami ah oo u taalay Mucjisadii hore ee Qaranka reer Brazil waa Ciyaaryahan Edison Arantes do Nascimento Pele. Marka laga hadlaayo hal xili Ciyaareed ama hal Horyaal Pele wuxuu Qaranka Bra ...

Read more

Garroonka kubadda ee Muqdisho oo la doonaayo in lagu qabto cayaaraha gobollada, Diseembarta soo socota ee 2012 (Sawiro)

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, ayaa ka dalbaday ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, inay ka guuraan oo ay banneeyaan garroonkii kubadda lagu cayaari jirey ee Mogadishu Studium, si halkaasi loogu qabto tartanno sports. Muuqaal guud qeyb ka mid ah garroonka Muqdisho Studium. Hadalkaasi, ayaa waxa sheegay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Md. Cali Saciid iyo xubno kale oo ...

Read more

Macalin Jose Morinho oo Amaan iyo Fadeexo iskugu daray Difaaca Real Madrid Pepe

Macalinka kooxda Real Madrid Mr.Jose Morinho oo la hadlayay Tv-ga Canaria Sat ee dalka Spain ayaa waxa uu Amaan iyo fadeexo iskugu daray Difaaca Qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Kepler Laveran Lima Ferreira Pepe. Macalin Morinho xili uu ka hadlayay Dhaawaca qabsaday Laacibiinta kala ah Marcelo Vieira da Silva Junior iyo Fabio Coentrao ayaa mar qura waxaa Su´aashii loogu dhex qariyay su´aal kale oo ku ...

Read more

Eric Abidal oo tababar bilaaway tan iyo marki qaliinka lagu sameeyay

Daafaca kooxda Barcelona Eric Abidal ayaa bilaabay tababarka isagoo ku qaadanaya Buuraha lagu magacaabo Pyrenees xilli lagu sameeyay qaliin bishii Aprill ee sanadkaan. “Xidiga caalamiga wadanka France Eric Abidal oo 33 jir ah ayaa waxaa tababar gooni ah siinaya Emili Ricart waxana tababarka uu qaadanaayo kamid ah Jimicsi,Buurta oo socod ku korayo iyo kubadda oo kaligiisa ciyaarayo ayaa lagu yiri war qoraal ...

Read more

Ciyaaryahan Frank Bilal Ribery oo marki seddexaad usocda gudashada Xajka

Mucjisada Qadka dhexe ee Qaranka Faransiiska iyo kooxda Fc Bayern Munchen Frank Bilal Ribery ayaa Tv-ga ZDF u sheegay inuu markiisii 3-aad oo xiriir ah ku sii jeeda gudashada Waajibaadka Xaajka.Frank Bilal Ribery waa Laacib ay ku dhaartaan kooxda Fc Bayern Munchen iyo Qaranka Faransiiska !! Xiddigaan oo xili ciyaareedkaan aad u kacsan wuxuu kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka Germany 2 Gool ka xareeyay koox ...

Read more
Design by Mohamedia

© 2012 Kashife Online

fffffffffff
Scroll to top